Author: fardowsa

10 ways How to Make Money in Today’s World In a world where financial stability is highly valued, the pursuit of making money is a common endeavor. Whether you’re looking to build wealth for the future, achieve financial independence, or simply enjoy a more comfortable lifestyl, there are countless avenues available to generate income. From traditional employment to entrepreneurial ventures and investment opportunities, the possibilities are vast. In this comprehensive guide, we’ll explore various strategies and techniques for making money in today’s world. 1. **Education and Skill Development is one of the most ways to make money Investing in education…

Read More

         Tima daadashada maxaa keena iyo sida loo daweeyo?          Tima daadashada waa xaalad caadi ah gaar ahaan hadii ay maalinti kaa go,do boqol tin hadii ay kaa go,do  hadii ay kabadan kaa go do waa xaalad aan caadi aheyn waxaana la yiraahdaa tima daadashada hadaba waxaan kadleena maxaa sababa   Maxaa sababa tima daadashada 1. Nafaqodaro.  Sida jirkeenu ugu baahanyahay nafaqo dhameystiran ayuu jirkeenuna ugu baahanyahay nafaqo dhameystiran sidoo kalana waxaad ogaataa unugyada labaad ee jirkeena ugu korriimada badan inay yihiin kuwa timaha sameeya ee loo yaqaano haircells halka kuwa ugu dhaqsiyaha badan…

Read More

Sidee miisaanka laisaga dhimaa? Maanta waxaan ka hadleynaa sidee misaanka laisaga dhimaa? Waxaann idiin wadaa 10 cunto aad misaanka isaga jari kartid adigoo gurigaaga joogo cunnooyinkaa waa cumooyin baaritaan badan lagu samaaeye oona saameyn ku yeelanaayo jirkaaga si ay kuu caateeyaan qofka bini aadanka Mar walba wuxuu ubaahanyahay inuu calorieska iska jaro calorieska waa tamarta calorieska jirkaaga wuxuu ku lahaan karaan shaqooyin kala duwan calorieska waa loo bahan yahay inuu qofka iska jaro si uu isku caateeyo sidoo kale waxaa larabaa iney caloriska saaid kugu yaraanin marka cuntooyinkaan waxey kaa saacideenayaan inuu misaanka ka jaro misaanka dhanka dhanka caloosha iyo…

Read More