- Sidee miisaanka laisaga dhimaa?
Maanta waxaan ka hadleynaa sidee misaanka laisaga dhimaa? Waxaann idiin wadaa 10 cunto aad misaanka isaga jari kartid adigoo gurigaaga joogo cunnooyinkaa waa cumooyin baaritaan badan lagu samaaeye oona saameyn ku yeelanaayo jirkaaga si ay kuu caateeyaan qofka bini aadanka Mar walba wuxuu ubaahanyahay inuu calorieska iska jaro calorieska waa tamarta calorieska jirkaaga wuxuu ku lahaan karaan shaqooyin kala duwan calorieska waa loo bahan yahay inuu qofka iska jaro si uu isku caateeyo sidoo kale waxaa larabaa iney caloriska saaid kugu yaraanin marka cuntooyinkaan waxey kaa saacideenayaan inuu misaanka ka jaro misaanka dhanka dhanka caloosha iyo guud ahaan jirkaba cuntooyinka waxey kala yihiiin
1 ukuntaukunta waa ku jiraa protein badan waxey qofka ka saacideeneesaa markii aad subaxii hore qaadatid waxaa kaa jarmaya miisaanka hal xabo ama laba xabo oo aad subax walba qaadatid wey kaa saacideeneesaa inay misaanka badan kaa dhinto
2 qudaarta cagaarka ah qudaarta cagaarka ah wey kala duwantaahay lkn qudaar walboo cagaar ah waxaa ku jira vitamins aad ubadan kuwa qaarkood wey ku badan yihiin kuwa qaarkoodna wey kuyaryihin marka qudaarta waxay kaa saacideesa xaga jirka sidoo kale qudaarta waxaa kuyar carbohydrateska iyo calorieska kaas oo ah sheyga loo bahan inaa yareysid
3 kalluunka salmon kalluunka waxa uu wataa omega3 fatty acid farabadan oo kaasaacidenayo inay jirka baruurta ka jaranto kalluun walba wuu fiicanyahay lkn kallunka salmonka Hadaad heleyso ku dadaal
4 broccoli iyo cabbage cunnoyinkaan waxaa ay ku fiicanyihiin waxaa ku jiro macdanta loo yaqaano zinc oo ah waxyaalaha qofka kala dagaaltamo daalka badan iyo in uu jiraka ka hortago dufunka badan sidoo kale broccoliga wazaa laga helaa qeyb kamid ah proteinka iyo sidoo kale waxaa laga helaa vitamins badan kuwaas oo jirka ufiican
5 bataatiga oo biyo lagu kariyo bataatigani waxaa ku jira vitamiinada sida b6 d iyo c iyo magnesium kuwaan oo kaa saacidenayo ladagaalanka miisanka inuu saaid hoos kanga dhiccin oo meel dhexe taagnaatid
6 avocado avacadada waxaa laga helaa vitamins badan oo miisanka hoos kaaga rida sidoo kale waxaa kujira dufun wanaagsan oo jirka ubaahanyahay
7 digirta digirta waxaa kabuuxaa protein farabadn sidaan ognahay protein ka jirka aad ugu wanaa sanyahay jirkaaga misaan kuma daraayo wuuna isku dheeli tiraa proteinka waxaaa kamid ah digaagta ayadana misaan dhimista ayay uwanaagsantahay
8 qalka tufaaxa ( apple cider vaniger)kani waxa uu u wanaagsanyahay misaan dhimista sidoo kale waxa uu aad ugu fiicanyahay dadka sokorta qaba daraasada badan oo lasameeye waxay sheegayaan in qalka sababo in caloosha ku buixinayo oo wax gaaja ah ku qabanin sidoo kale waxu aad kaaga caawinaada baruurta caloosha inuu kaa jaro tani waxey anfaceysaa dadka caloosha kali la dhiban isticmaal subaxii hore iyo habeenki markii aad sii seexaneysid labaqaado oo qalka iyo galas biyo ah isku qas ee isticmaal ogow qalka wuxuu halis ku yahay caafimaadka ilkaha Mar walba aad isticmaasho iska cadee
9 qamadiga qamadiga sidoo kale misaan ka ayuu kaa dhimaa halka aad isticmaali lahed canjeela burcadka waxaa ka wanaagsan burka qamadiga inaa ku badlato
10 fruits qudaarta miraha badan leh sida cambaha babayga mooska zeytuunka qaraha iyo iwm waxaa ku jira vitamins farabadan oo kaa saacideeneso In ay calories kaa yereeyo sidoo kale waxey leeyihin sokor dabiici ah oo uma baahaneysid sonkorta caadigaa ee miisanka kugu kordhineysoah sidaan hore usoo sheegnay cunnoyinkaan dhan waxey la dagaalamayan waa tamarta ban
Ugu danbeyntii miisaan dhimista waxa ay ubaahantahaya inaad go aan gaadho oo sadaasho waxaan loo sabin lama helo waa inaad kudadaasha cunnoyinka aan sheegnay iyo inaad iska ilaaliso dufanka xun sida saliida iyo inaad iska ilaaliso sonkorta jirkaaga waxaa sokor ugu filan mida dabiicigaa oo laga helo qudaarta fruits ka sidoo kale waa inaad iskaa ilaalisaa burka cad ood kubadalataa burka madow sidu uu cafimaad jirkaaga uwanaagsanaado wa inaad ku dadaasha inaad ka taxadarto miisanka badan iyo baruurta oo ah dilaaga kowaad ee naftaada iyo noloshaada
Wabillaahi towfiiq